Caawa iyo ciyaaraha
Wararkii ugu dambeeyey ee ciyaaraha maxaa ka cusub
Wararkeena waxaa ugu waween caawa
- warar kaimanaya ila lagu kalsonyahay ayaa sheegaya in mbappe uu san wax walaac ah ka qabin isreebida koobka kooxaha aduunka ee wadankiisa waxuu leeyahay dhawaceyga madarna waan ciyaari karaa waan ogahay wali maanan tawbaran lkn manta Ayaan Ayaan tawabaranayaa waxaan rabaa inaan israreebka koobka kooxaha aduunka aciyaaro wadankeyga ,taasina waxay beenineysaa eedeentii baryahaan lagu waday ee aheed kaliya inuu rabo inuu u ciyaaro real madrid.
- warar ayaa sheegaya in Sidokale mbappe sacadihii udambeeyey uu sheegay
inuu hada saldhigtay madrid asaga iyo madridna eey hada jaaanta wada qaadi
doonan kuna wada guulan doonan koobadbadan.
- warar ayaa sheegaya in Franco Mastantuono uu sheegay in uu sifiican
usoo dhaweeyey mbappe, sidokale waxuu shegay inuusan nin caadi aheen.
- warar ayaa sheegaya in Rodrygo
(Goes) uu
yiri waan arkaya in mbappe uu ciyariyahan waxkale yahay wuuna ku guuleysan
doona "Ballon d'Or"
hubaashi
- warar ayaa sheegaya in Mbappe uu yahay ciyariyanka kaliya ee 8 jeer soo galay 10 ugu sareya ee jaisada ballon dior aan
hadana waligii ku guuleysan
- Sidokale waxaa kamid ah raga ugu
badan ee kasoo qeeb noqda 10 ugu sareysa ee bollan dior aanan waligoodna ku
guuleysan - Thierry Henry 7 jeer , Andrés
Iniesta 7 jeer,naymar 6 jeer, Zlatan Ibrahimović 6 jeer asagana .
- warar kaimanaya ila lagu kalsonyahay ayaa sheegaya in Dhaqtarka wadanka norwey sacadihii ugu dambeeyey uu sheegay in dhaawaca odgard uu u muuqda mid dheer oo ugu yaraan qaadan doono 2bilood.
- warar ayaa sheegaya in cole palmer uu
garoomada ka maqnan doona ilaa November
- warar kaimanaya ila lagu kalsonyahay ayaaa sheegaya in Frenkie de Jong uu xaqiijiyey in eey sax tahay inuu ogolaaday in barca uu hishiiska u cusbooneysiiya.
- warar kaimanaya ila lagu kalsonyahay ayaa sheegaya in Steven Gerrard uu dib ugu noqonaayo kooxda rangers.
.jpg)


0 Comments