Breaking News: Bruno
Fernandes tan iyo bilowgii…,kylian mbappe oo ka hadlay lamine… Thomas Tuchel
iyo wararkale oo badan.
Manta iyo ciyaaraha maxaa cusub:
Warar ka imanaaya ila lagu kalsonyahay ayaa sheegaya in Ousmane Dembélé eey xaaskiisa sawir ka qaaday asaga iyo messi oo wada dabaal dagaaya kuna heysata taleefonkeeda.
Warar kasoo baxay
Fabrizio romano ayaa sheegaya in Tan iyo bilowgii xili ciyareedkii
hore in uusan jirin ciyariyahay qad dhaxa ah oo goolal kabadan (10) ka dhaliyey Premier League marka loo eego ciyariyahanka Bruno Fernandes.
warar ka imanaya ila lagu kalsonyahay ayaa sheegay in kylian mbappe uu ka hadlay “lamine yamal”waxuu yiri waxaan arkay dad
badan oo ka hadlaaya nolashiisa gaarka ah ‘iska daaya’waa ciyariyahan kubada
cagta ah oo aad u fiican bale waa wiil 18 jir ah oo isagana qalad sameen karo.
Waraka kaimanaya ila lagu kalsonyahay ayaa sheega in Thomas Tuchel oo ah macalinka xulka ingriiska ayaa sheegay in uu wax yar ka niyad jabay taageeridii uu ka helay jamaahirta England ee Wembley xalay intii lagu jiray guushii 3-0 eey ka gaareen wales.
Sky sports ayaa sheegtay in kooxda St Helens aay ku dhawaaqday
iney kala tageen tawabarihii kooxda Paul
Wellens kadib 3 sano oo uu xilka haayey ,goankaan ayaa yimid kadib markii
kooxda Saints laga badiyey kulankii semi-finalka play-off ee
super league oo eey la ciyareen Hull
KR isbuucii hore.
BBC SPORT ayaa sheegtay in garsooraha Premier
League ee Anthony Taylor uu sheegay in eey jirto arin cabsi ah marka uu garsooraayo kulan heer
sare ah.
Warar kazoo baxay ila lagu kalsonyahay ayaa sheega in Ciyaaryahankii hore ee Manchester United, Nani xili ciyareedka sida daacada ah waxaan lahaa riyo wanagsan oo ku saabsan xili ciyareedkaan maadama aan ogaanay inaa ubanahay inaan iibsano ciyaartooy cusub taasina waan sameynay.




0 Comments