Latest Article

6/recent/ticker-posts

Warar galabta waxaa ugu waween Dani olmo oo dhawac cusub sogaray ,haaland oo lasintay rikoor cusub kadib ku guleysigisii bisha.

 

Warar galabta waxaa ugu waween Dani olmo oo dhawac cusub sogaray ,haaland oo lasintay rikoor cusub kadib ku guleysigisii bisha.

Galabta iyo Ciyaaraha:

ila lagu kalsonyahay ayaa sheegaya in Dani olmo uu la ildaranyahay xanuun Dhibaato Muruqa Lugta ah (Calf Issue) waxaana lagu sameeyey tijaaboyin cafimaad waxuuna kujiraa xalad aanan fiicneen.


Sky sport ayaa sheegtay in manta kumanan qof safaf dhadheer ku galeen  wadooyinka Greater Manchester si eey u xusaan Ricky Hatton kazoo aaskiisa kabilawday Manchester Cathedral.


warar lagu kalsonyahay ayaa sheegay in laweydiiyey Mason Greenwood yaa fiican Leo Messi ama Cristiano Ronaldo markaas ayuu ku jawabay Messi, waa Ciyaaryahanka UGU WANAAGSAN taariikhda oo dhan.


Rasmi: fabrizo romano ayaa bogiisa facebook ku shaaciyey in Erling Haaland uu ku guuleestay ciyariyahanka bisha ee Premier League bishii Sebtembar!

Shan gool iyo hal caawin ayuu udhaliyey man city hal bil gudaheeda tasoo kadhigan in awal marintiisa 4 faraad ee ciyariyahanka bisha uu ku guuleestay.

Haaland hada waxuu lamid yahay  tirada abaalmarinta Ciyaaryahanka Bisha ee Premier League ee ay heleen ama heestaan sida  Thierry Henry, Frank Lampard, Son, Marcus Rashford, Jamie Vardy, Alan Shearer, Paul Scholes, iyo Dennis Bergkamp.


warar kazoo baxaaya ila lagu kalsonyahay ayaa sheega in pogba uu lail daran dhibaato jidheed oo cusub taasian waxay dib udhigeysaa soo laabashadiisa.


warar kasoo baxaya ila lagu kalsonyahay ayaa sheegay in Vitinha uu yahay ciyariyahanka kaliya ee dhameestiray 100 pass iyo kabadan 90 daqiiqo kaste oo kamid ah xili ciyareedkaan 5 ta horyaal ee ugu ween aduunka.


ila lagu kalsonyahay ayaa sheegay in  hada England eey dalinaayeen 17 ciyarood ee ugu dambeysay gool tan iyo 1991 tana waxay muu jineysa ineey diyaar u yihiin ineey ku guuleestaan koobka kooxaha aduunka(wolrd cup).






Post a Comment

0 Comments