WAR DEG-DEG AH cubarsi ayaa sheegay in mbappe uu, Estêvão oo noqday dayarkii.. iyo waxyaalo kaloo badan.
Warar iyo caawa maxaa cusub:
warar kaimanaya ila lagu kalsonyahay ayaa sheegaya in cubarsi uu yiri mbappe waa weeraryahankii ugu adkaa ee aan abid wajahay sababtoo ah dhaqdhaqaaqiisa iyo tayadiisa mar walba arin adag.
Fabrizo
romano Ayaa sheegay in Nicolas Jackson uu dhaliyey hal gool
caawiyeyna hal gool kulankii kadhanka ahaa south
sudan.,sadaxdii kulan ee ugu dambeysayna waxuu ku lug leeyahay afar gool.
warar kaimanaya dhanka ila lagu kalsonyahay ayaa sheegaya in Dani Olmo uu ku soo laabtay Barcelona kadib markii baaritaanno lagu sameeyay xulka Spain lagu xaqiijiyay inuu qabo dhaawac muruqa canqowga ah (calf injury)
Olmo ayaa xanuun dareemay intii lagu
jiray tababarka, waxaana warbixin cusub oo ka timid Sport oo ay sheegaysaa in Dani uu
seegi doono kulanka Barça
vs Girona.
Premier leage ayaa hambalyo
udiray kooxda Spurs iyo halyeyga Premier League
Son Heung-min kazoo
hada noqday ciyaaryahanka south
korea ugu safashada badan una saftay 137
kulan.
Premier leage ayaa shaaciyey Oliver
Glasner in uu ku
guuleystay abaalmarinta Maareeyaha
Bishii ee Barclays Football Manager ee Sebtembar waliba asagoon
aan hal kulan laga badin oo unbeaten
ah.
Estêvão ayaa noqday ciyaaryahankii ugu da’da
yaraa abid ee labo gool (brace) u dhaliya xulka weyn ee Brazil
tan iyo 1961,
Da’duna waxay ahayd 18 sano iyo 5 bilood.
Warar
ayaa sheega in Ibrahim kanote mar laweydiiyey yaa ku
guuleysanaaya sanadkaan premier league uu ku jawaabay sanadkaan waa
sanadkii arsenal ,halka saliba
asagana
lawaydiiyey uu ku jawaabay waa sanadkii Liverpool waxuuna yiri ana waan buush
gareyneynaa oo kaliya. Waxaa meesha ka cad in labada dhinacba ciyaar maskaxeed
meesha kawadaan oo uu midba midka kale culeeska iskiiga leexinaayo .
Warar
kaimanaya Daily mail sport ayaa sheegaya in Sporting Lisbon eey heshiis la agaartay Viktor Gyokeres si uu ugu biro Manchester united sababtana waxay aheed
in Manchester united eey bixisay lacag kabadan mida Arsenal sida uu sheegay kaaliyaha wakiilka Gyokeres.
kaaliyaha wakiilka Gyokeres Hasan Cetinkaya, ayaa sidoo
kale sheegay in Sporting ay doorbidi lahayd in weeraryahanka uu ku biiro United.
Thanks: you welcome nasirraage.online



0 Comments