Latest Article

6/recent/ticker-posts

Alex Baena ayaa yiri Pedri ayaan siin lahaa aniga Ballon d’Or , Dean Huijsen ayaa dhawac lagasoo sheegaya..iyo wararkale..

Alex Baena ayaa yiri Pedri ayaan siin lahaa aniga Ballon d’Or , Dean Huijsen ayaa dhawac lagasoo sheegaya..iyo wararkale..

Wararkeena fiidnimo iyo maxaa cusub:

Warar kaimanaya ila lagu kalsonyahay eey sheegayaan in Alex Baena uu yiri “Pedri waa kan ugu fiican booskiisa iyo mid ka mid ah ciyaartoyda ugu wanaagsan adduunka

Dadku waxay isweydiinayaan yaa xuquuq u leh Ballon d’Or, Lamine mise Dembélé, laakiin anigu waxaan siin lahaa Pedri  


Marcus Rashford ayaa sheegay in uu waqti dheer kujiray jawi aan daganeen balse hada waxaan dareemaya xogohoo daganaan marka waa inaan isku dayaa inaan joogteeya ciyaaraheyga iyo xirfadeyda sida uu sheegay wariyaha ween ee dhanka ciyaaraha  farizo romano.

 

Martin Ødegaard  ayaa ugu yaraan ka maqnaan doono garoomada ilaa bisha November dhamaadkeeda sida eey sheegtay majlada ween ee BBC ,sababta ayaa lagu sheegay in Daawac jilibka ah uu yahay .waana war uxun Mikel Arteta .

 

Warar kaimanaya ila lagu kalsonyahay ayaa sheegaya in Kylian Mbappé oo ka hadlaaya ciyaartii finalka koobka aduunka ee wadanka Argentina ee la galeen waxuu yiri waxay aheed  “Ciyaar aad u yaab badan Argentina waxay xaq u lahaayeen inay guuleystaan  waxay ahaayeen kuwa nooga fiicanaa  intii ciyaarta socotay oo dhan waxay aheed arin muruga leh mana ahan wax lailaawikaro balse dhibmalah 2026 ayaa soo socota wayna imaneysaa mana dooneyna markale inaan murugo ku dhameeysano.

 

Warar kaimanaya fabrizo romano ayaa sheegaya in lamine yamal uu dib ugu soo laabtay tawa barka kooxda maanta


warar kaimaya ila lagu kalsonyahay ayaa sheegaya in laacibka kooxda Manchester united  Matheus Cunha uu yiri “Anigu waxaan ahay saxiix weyn... waa inaan natiijo degdeg ah ka keenaa Manchester United sida ugu dhakhsaha badan.


Dean Huijsen ayaa ka maqnaan doona ciyaarta xigta ee ka dhanka ah Getafe sabab la xiriirta  dhaawac, sida eey  sheegtay majalada  The Athletic!

Waxuu rajeeynayaa ama hadafkiisu yahay  inuu ku soo laabto garoomada  kulanka ka dhanka ah Juve ama Barcelona.


warar kaimanaya daily mail sport ayaa sheegaya in Lisandro Martinez ayaa dib ugu soo noqonaaya xirada taba barka ee kooxda Manchester united.


Post a Comment

0 Comments