Latest Article

6/recent/ticker-posts

Viktor Gyökeres ayaa ku guuleestay awalmarinta,mbappe ayaa sheegay in messi uu laciyaaro eey barako tahay…

Viktor Gyökeres ayaa ku guuleestay awalmarinta,mbappe ayaa sheegay in messi uu laciyaaro eey barako tahay…

WARAKA CAAWA IYO MAXAA CUSUB:

Warar kaimanaya ila lagu kalsonyahay ayaa sheegaya in Viktor Gyökeres la gudoonsiiyay abaalmarinta ciyaaryahanka ugu goolasha badan ee tartanka UEFA Nations League 2024/25, isagoo dhaliyay 9 gool.


Wararka kaimanaya ila lagu kalsonyahayo ayaa sheegaya in Kylian Mbappé uu yiri: "La ciyaarista Lionel Messi waxay ahayd BARAKO. Ma filayn in aan la ciyaaro.

"Riyada aan lahaa waxay ahayd in aan u ciyaaro Real Madrid, mana aanan marnaba malay neen  in aan u ciyaari doono Barcelona."


Warar kaimanaya premier league ayaa sheegaya in Erling Haaland uu dhaliyey xili ciyaareedkaan 21 gool markuu ciyaaray 12 kulan oo xul iyo kooxba ah ,

Sidokale Erling Haaland ayaa gool dhalinayey 10 kulan oo xiriir ah 12 tabankaas ciyaarood ,

Sidokale 1 kulan oo kaliya ayuu gool wayey 12 kulan ee uu ciyaaray xul iyo kooxba kani waa mishiin gool loomana nioolan karo hadii asagoo sidaan ah kooxdiisa foom sii hesho.


Wararka kaimanaya fabrizo romano ayaa sheegaya in 𝐑𝐄𝐊OORD uu dhigay  Memphis Depay uuna noqday ciyaaryahanka ugu caawinta badan (TOP ASSISTMAN) taariikhda xulka Netherlands!
Wuxuuna sidoo kale yahay ciyaaryahanka ugu goolasha badan taariikhda xulka qaranka Holland.


Wararka kaimanaya Tyc Sports ayaa sheegaya in Finalissima-da u dhaxaysa Argentina iyo Spain lagu ciyaari doono Yurub,

Wararkaan ayaa sheegaya in aan daawan doono messi iyo yamal oo iska horimanaaya waa odeygii iyo mustaqbalka manta .


Wararka kaimanaya ila lagu kalsonyahay ayaa sheegaya in Kylian Mbappé uu yiri: “Cristiano Ronaldo mar walba waxuu  ahaa tusaalaha aan ku daydo, waana hagaha iigu weyn  nolasheyda ciyaaraha

Waxaan nasiib u leeyahay in aan la hadlo, wuxuu i siiya talo, wuuna i caawiyaa

Dadka waxay ku riyoodaan ama ka hadlaan ineey la kulmaaan ama la hadlaan Cristiano Ronaldo  asaga balse aniga waan leeyahay nasiibkaas.


Warar kaimanaya dhankaas iyo premier league ayaa sheeeya in Diego Costa iyo Martin Škrtel — cadaawaddu eey dib usoo cusboonaysiiyeen,


Markii ay mar kale ku kulmeen Stamford Bridge, ma jirin wax naxariis ah oo la isu muujiyay, iyadoo halyeeyadii Chelsea iyo Liverpool ay dib u xasuusiyeen waayihii hore ciyaar samafal ah oo eey wada ciyaaraayeen labada koox.


Post a Comment

0 Comments