Odaygii messi ahaa oo nawalay xalay sexdhexe iyo Erling Haaland oo noqday kii ugu dhaqsiyaha
badnaa,iyo warar kale….
Wararka manta iyo maxaa cusub:
warar kaimanaya ila lagu kalsonyahay ayaa sheegaya in Lionel Messi uu ku guulestay awalmarinta xidiga ciyaarta (Man of the Match Award) ciyaartii udhaxeysay kooxaha Inter Miami vs Atlanta kadib markuu dhaliyey 2 gool 1 na caawiyey
Lionel messi iyo waxuu kasameeyey ciyaarta Atlanta,
• 2 GOAL
• 1 ASSIST
• 3 chances created
• 5 shots on the
target
• 3 key passes
• 3 duels won
WAA MUUQAAL CAYAAREED OO LAYAAB LEH!.
Sky sport ayaa shaaciyey in Ruben Neves uu xushmad u muujiyay Diogo Jota kadib markii uu goolkiisii ugu
horreeyay u dhaliyay Portugal,
isagoo dhaliyay goolkii guusha ee daqiiqadii udambeysay asagoo kadhaliyey
wadanka Republic of Ireland.
Sidokale ila lagu kalsonyahay ayaa shaaciyey in Warbixin uu qoray The Guardian ayaa sheegaysa in FIFA ay tixgelinayso in Koobka Adduunka ee Naadiyada (Club World Cup) la qabto labadii sanoba mar laga bilaabo sanadka 2029 kadib.
Sidokale warar kaimanaya ila lagu kalsonyahay ayaa sheegaya in Erling Haaland uu hada noqday ciyaariyahanka ugu dhaqsiyaha badan ee gaaray 50 oo caalami ah.
Warar kaimanaya fabrizo romano ayaa lagu shaaciyey Tirada
ciyaaraha ay ku qaadatay ciyaartoyda in eey gaaran 50 gool oo heer qaran ah
Erling Haaland – 46
ciyaar
Harry Kane – 71 ciyaar
Neymar Jr – 74 ciyaar
Kylian Mbappé – 90
ciyaar
Robert Lewandowski – 90
ciyaar
Lionel Messi – 107
ciyaar
Cristiano Ronaldo – 114
ciyaar
Warar kaimanaya ila lagu kalsonyahay ayaa sheegaya in Rafinha uu yiri “Waxaan ka heli jiray daawashada Neymar inta badan marka loo eego Messi. Neymar wuxuu ahaa ciyaaryahankii ugu fiicnaa Barcelona markii aan ku guuleysanay Champions League sanadkii 2015.”
“Messi waa kan ugu fiican
taariikhda, laakiin intii aan tababarka ku jiray waxaan arkay Neymar oo
sameynaya waxyaabo aan cid kale samayn — xitaa Messi ma samayn jirin.
Wararka kaimanaya ila lagu kalsonyahay ayaa sheegaya in Maalin manta oo kale ah 29 sano ka hor, Arsène Wenger ayaa markii ugu horreysay maamulay kooxda Arsenal,intii lagu gudajiray waqtigiisii Arsenal waxuu maamulay 1235 kulan,waxuuna guuleestay 707 kulan,sidokale waxaa xusid mudan in waqtigaan uu kamid ahaa xili ciyaareedkii aan laga badin (The Invincibles) waxyaalihii uu arsenal usoo qabtay waxaa kamid ahaa
🏆 3 jeer
– Premier League: uu uqaaday
🏆 7 jeer – FA Cup: uu uqaaday
🏆 7 jeer – Community Shield: uu u qaaday
🥈 1 jeer – Final-ka
Champions League: uu geeyey
🥈 1 jeer – Final-ka Europa
League: uu geeyey
HALYEYGA KOOBKA ARSENAL!



0 Comments