Madaxweynah barce Joan Laporta ayaa sheegay in messi ey,real madrid oo fileysa ka hor clasico….
Warar keena caawa iyo maxaa cusub:
Warar kaimanaya ila lagu kalsonyahay ayaaa sheegaya in madaxweynaha Barcelona Joan Laporta oo
ka hadlaaya xaalada messi
uu yiri messi hada waan ka heshiinay wax walbo sidokale waxuu sheegay ineey u
sameen sameen doonan sharfid ween ama mudnan ween ee uu ku qanci doono.
Kylian
Mbappé oo ka hadlaaya arinta
yamal ayaa sheegay in qof kasta uu
qaldamo uuna sameen karo waxyaabo aan sax aheen marka waa inaan kaliya fiirinaa
waxa uu garoonka kasameynaayo inta kale ma ahan mid muhiim ah hadii eeysan
aheen arin culus lamine yamal asaga waa ciyaaariyahan leh hibo ween waxaana
urajeynaaya inuu helo jidka uu rabo iyo in uu nasiib badan yeesho sida uu
sheegay fabrizo romano.
Qarnigaan waa markii ugu horeysay ee la arkaaya in kooxda
ween ee real madrid eeysan heeysan
wax Ballon d’Or ah kooxda dhaxdeeda ciyaaihan
ku guuleestay 2025-2026 uusan kamid aheen kooxda sida eey sheegeen
Sida eey sheegtay bbc kabtanka kooxda Arsenal, Martin Ødegaard ayaa lafilaaayo in uu ka maqnaado ciyaaraha muda 6
todabaad ah sababtoo ah dhibaato ku timaaday seedaha julibkiisa.
Warar
kaimanaya daily mail sport ayaa sheegaya in Ciyaaryahanka
dagaalka badan ee Argentina
Lisandro martinez in uu garoomada ka maqnaa
tan iyo markii uu dhaawac
kazoo gaaray seedaha hore ee jilibkiisa kulankii Crystal Palace
bishii Febraayo.
Warar kaimanaya ila lagu kalsonyahay ayaa sheegaya in weerarayahanka ween marcus rashford uu ku bilowday nolol cajiib ah kooxda weyn ee Catalan, isagoo saddex gool dhaliyay isla markaana shan caawin bixiyay 10 kulan oo uu ilaa hadda ciyaaray.
Marcus
Rashford
ayaa loo qorsheeyay inuu si joogto ah ugu biiro Barcelona.
Wararka kaimanaya premier league ayaa
sheegaya in Saddex ciyaaryahan oo ku jira shanta horyaal
ee ugu waaweyn Yurub ayaa leh 20+ ka qaybqaadasho gool
oo ay sameeyeen kooxdooda iyo dalkooda tan iyo bilowgii August
Hogaanka waxa haya oo hogaaminaaya Erling Haaland.
warar
kaimanaya shabakada The Athletic ayaa
sheegaya in kooxda real madrid eey
kalsooni weeen ku qabaan in eey heli doonan Dani Carvajal ka hor kulanka El
Clasico.
Sida uu sheegay COPE
dani olmo ayaa garoomada ka maqnan
doono muda 2 isbuuc ilaa 3 isbuuc ah sababa la xiriira dhaawac kazoo gaaray
muraqa ee lugtiisa bidix.


0 Comments