Cristiano Ronaldo ayaa dhaliyey gool kisii ugu horeyey ee chambaha 27 kulan kadib,madax weynaha La Liga ayaa sheegay...
Wararka Duhur iyo maxaa cusub:
Warar kaimanaya ila lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya Cristiano Ronaldo wuxuu ciyaaray 27 kulan ka hor inta uusan dhalin goolkiisii ugu horreeyay ee Champions League Hadda waa xiddiga ugu goolasha badan ee taariikhda Champions League.
Warar kaimanaya ila lagu kalsonyahay ayaa sheega Intii lagu jiray ciyaarta Belgium–Wales, Thibaut Courtois ayaa isku dayay inuu qabto jiir yar oo garoonka soo galay.
Warar kaimanaya fabrizo Romano ayaa sheegaya in Erling Haaland uu hada celcelis ahaan hal gool dhalinayaa 52 daqiiqo kasta xilli-ciyaareedkan, isagoo ciyaaraya kulamada naadigiisa iyo xulkiisa tana waa wax aan larumeysan karin.
warar kaimanaya ila lagu kalsonyahay ayaa sheegaya in Garsoorihii hore ee Premier League, David Coote, ayaa qirtay dambiga ah sameynta sawir anshax-xumo ah oo ilmood ah, sida lagu sheegay maxkamadda Nottingham Crown Court.
Warar kaimanaya ila lagu kalsonyahay ayaa sheegaya in Raphinha: “Ma ogtahay waxa ugu layaabka badan ee ku saabsan Messi? Intii sano ee aan Barcelona ku wada joogney, HAL MAR KALIYA MA AANAN ARAG isaga oo tababaranaya laad xor ah saas oo eey tahayna waa ciyaaryahanka 3 sadaxaad ee ugu Badan laadka xorta ah.
Warar kaimanaya ila lagu kalsonyahay ayaa sheegaya in uu yiri Kylian Mbappé: “Markii aan ka tegay Monaco, dhammaan kooxaha Yurub waxay igu yiraahdeen waxaan rabnaa inaad noo ciyaarto waxaan si buuxda ugu cadeeyey rabitaankeyga ah inaan u ciyaaro real Madrid, waxay markaas heeysatay Benzema,Cristiano,bale. Marabin inaan korsiga keedka fadhiisto waana ogaa ineeysan awoodin real Madrid anigoo ixtiraamaya ineeysan awoodin in ciyaar walba iciyaarsiiso
Warar kaimanaya Fabrizo Romano ayaa sheegaya ina madaxweynaha la liga Javier Tebas asagoo ka hadlaaya arimaha ku ciyaarista banan ee kooxaha dalka spain ayuu yiri Real Madrid waxay dhaleeceynayaan ciyaarta Villarreal vs Barcelona ee lagu ciyaarayo Miami Real Madrid wax kasta oo La Liga sameyso ma jecla. Wax ay ka yiraahdaan arrintan ma jiraan. Ciyaartani waa suurtagal sababtoo ah kooxaha way rabaan, ciyaartoyduna way rabaan, taageerayaashuna sidoo kale way rabaan.
Warar kaimanaya ila lagu kalsonyahay ayaa sheegaya in Zinedine Zidane uu yiri Waqtiga ugu quruxda badan ee xirfaddayda kadib Koobkii Adduunka waxuu ahaa Final-kii Champions League ee isdaba-joogga ahaa markaan la ciyaarnay Juventus Sida aan u ciyaarnay qeybtii labaad runtii waa wax cajiib ah Waan daawaday 4, 5, 6 jeer, mar kasta waxaan dhahaa TANI WAA KUBAD waliba cajiib ah.


0 Comments