Pepe ayaa ka hadlay Cristian Ronaldo iyo kafadhiisigiisa ciyaaraha,kooxda Barcelona ayaa lasoo warinayaa in uu kusii badanayo dhaawaca.
Wararka iyo maxaa cusub:
Wararka ayaa sheega in ciyaaryahanka ween ee Pepe oo ka hadlay ciyaaraha ka fariisiga Cristiano Ronaldo wuxuuna yiri:
“Waa ay nagu adkaan doontaa, annaga taageerayaasha ah, marka uu go’aansado inuu
ciyaaraha ka fariisto sababtoo ah ciyaara aan laheen kabiirka ween Ronaldo wax
macno ah ama xamaasad ah mayeelan doonan wayna nagu adkaan doonta in aan shidno telefishinka oo aanan mar dambe
arkin magaca Cristiano
Ronaldo.
Warar ayaa sheegaya in Qabashada isku aadka wareega kooxaha ee Koobka Adduunka in la qaban doonaa Jimcaha, 5-ta Diseembar, saacadda 18:00 fiidnimo waqtiga Yurub ,yaad fileysaa ineey isku aadi doonan oo eey isku group noqon doonan wadanka aad tageereyso sidokale yaad jeclaan laheed ineey isku group noqdaan si tartanka kuugu yeesho xiisa gooni ah gaar ahaan adiga
Lewandowski ayaa ka maqnaan doona El Clasico tan ayaa kadhigan in kooxda Barcelona eey weendoonto ciyaaryahano waween
sida lewandowski oo kale ah kulan ween ee ay la ciyaari doonta kooxda real
madrid sida uu shaaciyay wargeyska Diario sidokale warar ayaa sheeegaya in ciyaaryahanka Barcelona Robert
Lewandowski uu la ildaran
dhaawac murqaha ah (muscle tear) tan ayaa laga yabaa in ciyaaryahanka eey u
keento in uu wax badan garoomada ka maqnaado taas oo aan war fiican u aheen kooxda Barcelona sababtoo ah
ciyaaryahanka waxuu kamid yahay xidigaha ugu muhiimsan ee kooxda.
Waxaa isbuucaan soo laabanaya horyaalka premier league waxaan jiri
doono ciyaara badan oo waween maxaad u rajeyneysaa kooxdaada isbuucan?,kalkee
ayeeyna kajoogta kooxdaada.
Warar ayaa sheegaya in
Frenkie de Jong uu saxiixi
doona heshiis cusub oo uu kula sii joogi doono Barcelona berri (Arbaco), sida
eey kooxda xaqiijisay ciyaaryahanka
ayaa muhiim u ahaa kooxda xagaagii hore una buuxinayey boos muhiim ah Heshiiska
cusub ayaa socon doona ilaa bisha Juun 2029, waxaana ku
jiri doona qodob lagu fasixi karo oo
gaaraya €500 milyan waana la xaqiijiyey in uu sii joogi doono tan ayaa kadhigan in
ciyaaryahanka qadka dhexe ee Barcelona uu yahay ciyaar yahan muhiim u ah
kooxda.


0 Comments