Cristiano Ronaldo Oo Rikoor Cusub Dhigay, South Africa oo Qadatay Tigidhka Koobka Adduunka 2026 iyo wararkel…..
Wararka caawa iyo maxaa cusub:
Cristiano
Ronaldo Oo Rikoor Cusub Dhigay!
Warar ayaa sheegaya
in Cristiano Ronaldo uu dhigay
rikoor cusub kazoo ah in uu noqday hada gool dhaliyaha ugu sareeya tartanka
kualifikeeshinka koobka aduunka tan ayaa kadhigan in Cristiano Ronaldo mr lam,a
joojiye uu maalinba malinta kasii danbeysa uu rikoob cusub dhigo, tan waxay muujinaysaa in
Ronaldo uusan waligiis joogsanayn; maalin kasta wuxuu sii wadiyaa in uu rikoor
cusub dhigo.
Ninkani ma aha oo kaliya ciyaaryahan caadi ah, waa
halyeey runtii ka reeban taariikhda kubadda cagta.
Taasina waxay
muujinaysaa dadaalkiisa, hibadiisa, iyo sida uu u yahay tusaale u ah
ciyaartoyda da’yarta ah ee riyada ku riyooda kubadda cagta.
Ronaldo ayaa mar
walba caddeynaya inuu yahay halyeey aan la
joojin karin, waxaana hubaal ah in magaciisa lagu xusi doono jiilal
badan oo soo socda.
Warar ayaa sheegaya in wadanka Nigeria ayaa aga jirtay group keeda
kaalinta sedaxaad tartanka kualifikeeshinka ee koobka aduunka balse hada waxay
wali fursad uheestaan ineey usoo baxaan tartanka koobka wadamada aduunka world
cup kadib markii uu caawa u dhaliyey Victor Osimhen
sadaxley gool Nigeria waxay heshay hada boos eey kaga qeeb gasho kulan play off ah kazoo hadey kazoo gudbaan
eey qeeb kanoqon doonan koobka aduunka.
England Oo
Ka Qayb Galaysa Koobka Adduunka 2026
England ayaa noqotay wadanka 25-aad ee xaqiijiya ka qaybgalka Koobka
Adduunka 2026.
Tani waxay muujinaysaa in xulka England uu si rasmi ah u
xaqiijiyay booskiisa tartanka caalamiga ah, iyagoo ku biiraya dalalka kale ee
horey u xaqiijiyay ka qaybgalka.
Tartankan 2026 waxaa la filayaa inuu noqdo mid xiiso leh,
iyadoo ciyaartoyda caalamka ay diyaarinayaan inay muujiyaan hibadooda ugu
fiican.
South
Africa oo Qadatay Tigidhka Koobka Adduunka 2026
South Africa ayaa xaqiijisatay ka qaybgalka Koobka Adduunka 2026-ka,
kadib markii ay 3-0 ku garaaceen Rwanda.
Tan ayaa kadhigan iney tahay tan iyo markii ee marti galiyeen
koobkaan 2010 ineeysan kazoo qeeb galin tartankaan.
Guushan ayaa muujinaysa horumarka iyo hibada ciyaartoyda
Afrikaanka ah eey leeyihiin wax badana waa laga rajeynayaa iney si ween ugu
qeeb qaataan koobkaan aduunka soo socdo 2026.


0 Comments