Latest Article

6/recent/ticker-posts

Cristiano Ronaldo: Rikoodh kasta wuu jebiyay, halyeeyga aan la joojin Karin iyo Marcus Rashford oo ka sheekeeyay saameynta Cristiano Ronaldo..

Cristiano Ronaldo: Rikoodh kasta wuu jebiyay, halyeeyga aan la joojin Karin iyo Marcus Rashford oo ka sheekeeyay saameynta Cristiano Ronaldo..

Cristiano Ronaldo: Rikoodh kasta wuu jebiyay, halyeeyga aan la joojin Karin:


 Magaca Cristiano Ronaldo waa magac aan u baahnayn hordhac ama faahfaahin ah sababtoo ah ilmaha yaryar ee xafadaha jooga xitaa way aqanaan magacaan waxuu gala iyo waxuu guda iyo waxuu kazoo qabsaday kubada cagta.

waa halyeeyga kubadda cagta ah oo jebiyay rikoodh kasta oo la hor dhigay, Ciyaaryahanka reer Portugal ayaa weli sii xoojinaya magaca uu ku leeyahay dunida ciyaaraha ee kubada cagta isagoo leh tiro rikoodho ah oo aan la gaari Karin oo ee kamid yihiin

-All-time top scorer (Ciyaaryahanka ugu goolasha badan taariikhda kubadda cagta)

-UEFA Champions League top scorer (Ninka ugu goolasha badan tartanka ugu xiisaha badan Yurub)

-UEFA Euro top scorer (Halyeeyga ugu goolasha badan taariikhda Euro-ga)

-Real Madrid’s all-time top scorer (Ciyaaryahanka ugu goolasha badan ee kooxda real madrid)

-International football’s all-time top scorer (Ciyaaryahanka ugu goolasha badan ee qaramada caalamka)

-World Cup qualifying top scorer(Hoggaamiyaha goolasha ugu badan ee isreeb-reebka Koobka Adduunka)

 

Tani waa mid sii muujineysa in Ronaldo uu yahay astaanta iyo joogteynta, shaqada adag iyo kalsooni la yaab leh tasoo mudan in lagu dayda, Sanado badan oo uu ciyaaray, haddana wali wuxuu muujinayaa heer ciyaareed oo sare ah taas oo ka dhigeysa mid ka mid ah ciyaartoyda ugu waaweyn taariikhda kubadda cagta soo maray,Asagoo kalana umamaleyneyno dambe dib u arki doono waa halyeey ween oo kubada cagta ah oona kudayasha mudan mr Cristiano Ronaldo.


Marcus Rashford oo ka sheekeeyay saameynta Cristiano Ronaldo ku yeeshay xirfaddiisa:

Weerar yahanka kooxda Manchester united ee Marcus Rashford ayaa amaan kala duldhacay xidiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa sheegay in uu waxbadan kabartay intii eey iska garab ciyaaraayeen wagoodii kooxda Manchester united.


Cristian Ronaldo waa ciyaar yahay si ween umatalay wadankiisa Portugal waana ninka ibaray waxyaalo badan oo badalay mustaqbalkeyga ciyaareed,Waxaan nasiib u yeeshay inaan garoonka la galo tasoo iga dhigeysa nin aad unasiib badan sababtoo ah asaga waa mid kamid ah ciyaartoyda ugu fiican kubada cagta tasoo aniga iga dhigeysa nin maqam sareeya leh,Cristiano Ronaldo waxaana ka bartay waxa ay tahay in lagu sii jiro heerka ugu sarreeya ee kubada cagta mudo sanado badan ah.

Cristian Ronaldo, oo ka mid ah ciyaartoyda ugu guulaha badan taariikhda kubadda cagta, ayaa saameyn weyn ku yeeshay dhalinyaro badan oo uu ku jirto Rashford.

Ciyaaryahanka reer England marcus rashford ayaa hadalkiisa ku muujiyay sida uu u qadarinayo xirfadda, dadaalka iyo go’aanka adag ee Cristiano Ronaldo,tasoo uu sheegay in eey unoqotay asaga tusaale uu ku daydo.

Marcus rashford oo ah ciyaartooy kamid ah kooxda Barcelona asagoo kula jooga amah ayaa hada kujira foomkiisa ugu fiicna sanadihii lasoo dhaafay oo uu kusoo qaatay kooxda Manchester united,tan ayaa muujineysa in marcus rashford uu aad ugu dayda xidiga ween Ronaldo sababtana waa markaad fiirisid si uu ujoogteynaaya bandhigiisa baryahaan dambe.

Post a Comment

0 Comments