Latest Article

6/recent/ticker-posts

Marc Guehi oo ka tagaya Crystal Palace 2026 & Wayne Rooney oo weeraray Rashford.....


Marc Guehi oo ka tagaya Crystal Palace 2026 & Wayne Rooney oo weeraray Rashford.

Marc Guehi oo xaqiijiyay inuu ka tagayo Crystal Palace 2026:

hordhac:

Daafaca xulka England iyo kooxda Crystal Palace, Marc Guehi, ayaa si rasmi ah u xaqiijiyay inuu ka tagi doono kooxda Crystal Palace marka uu dhammaado heshiiskiisa 2026,markaas oo uu free aga bixidoono kooxda Crystal Palace.

Marc Guehi oo ciyaaraya kulankiisa Crystal Palace iyadoo uu xaqiijiyay inuu kooxda ka tagayo 2026.

Tani waxay timid kadib markii heshiiskii uu Liverpool ugu biiri lahaa uu burburay xili dambe oo wax walba eey u muuqdeen ineey dhamadeen oo uu qof walba aaminay in uu noqday ciyaaryahay Liverpool xitaa  inkasta oo uu gudbay tijaabadii caafimaadka balse taasi ayaa fashil kusoo dhamaatay,ilaa Guehi uu si xirfad leh u sii joogay Palace oo uu uciyaari  ilaa iyo hadda.

muxu kadhahay tawabarihiisa iyo kooxda xaladeda:

Tababaraha kooxda Crystal Palace Oliver Glasner, ayaa maanta shaaciyay in uu marc guehi uu wax walba u sheegay asagoo yiri “Marc hore ayuu noogu sheegay inuusan saxiixi doonin heshiis cusub, Sidaas darteed, wuxuu kooxda ka tagi doonaa sanadka soo socda, marka uu heshiis kiisa uu kula jira kooxda Crystal Palace uu dhamaado Wuxuu doonayaa inuu bog cusub ufuro noloshiisa waxaan loo maleynayaa in uu ku biiri doona kooxda liverpool tasoo asaga said u xiiseyneysa”.

Tani waxay dhabar-jab weyn ku tahay kooxda crystal Palace, maadaama Guehi uu ka mid yahay daafacyada ugu da’da yar ee ugu tayo fiican ee waqtigaan lajoogo kaciyaaro horyaalka ween ee  Premier League,waxaan la qayaasayaa in eey u shaleen doonto kooxdiisa hore mid cusub oo uu doortana eey ku intifaaci doonto sanado badan madaama uu wali aad u da yaryahay ciyaartahanka.


Wayne Rooney oo fariin adag u diray Marcus Rashford:

hordhac: 

Wayne Rooney ayaa si toos ah uga jawaabay hadalkii Marcus Rashford isagoo sheegay in xiddiga Manchester United uu leeyahay awood uu wax badan ku sameyn karo.

Marcus Rashford oo wajigiisa laga dareemayo niyad-jab kadib hadal adag oo Wayne Rooney u diray.

Sidokale waxuu sheegay In uu sameen karo wax badan uuna ordi karo waxbadan arintaana ineysan wax lug ah ku laheen deeganka eeyna tahay mid aad u fudud oo laisku qariyo doodaas ku saabsan deeganka.

weerarka cad ee rooney uu ku qaaday rashford:

Weerarkan adag ee Rooney uu ku qaaday rashford  ayaa yimid kadib markii Rashford uu ka hadlay caqabado iyo cadaadis uu la kulmayo xilli ciyaareedkan,rashford ayaa tabanaaya caqabada badan xili ciyaareedkan taas ayaana keentay in roney uu cabashada rashford ku tilmaamo marmarsiyo.

hadalka Rooney wuxuu si cad u muujinayaa in uu aaminsan yahay in Rashford uu u baahan yahay dadaal dheeraad ah in uu sameeyo oo uu hormar buuxa oo lataaban karo laimaado  halkii uu ku marmarsiiyoon lahaa xaaladda kooxda,waxuu kaloo u sheegay in caqabada dhankiisa eey tahay oo uu dadaalkiisa yaryahay loona bahanyahay in uu dadaal dheerad ah ku daro dadlkiisa.

gunaanad:

Xiligada reer England ayeey tahay hada in uu layimaado bandhigiisa ugu wanaagsan soona bandhigo hibadiisa gaarka ah ee uu leeyahay tuna dadka waxa uu yahay rashford iyo waxuu galo iyo waxuu guda intaba sababtuna waa in loo arkaa cabashadiisa kooxda wax uu marmarsiyo kadhiganaayo asaga sida uu hadaba sheegay xidigii hore ee Manchester united weyn rooney.

Post a Comment

0 Comments